Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag iyo haween ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay xukun ku riday dad lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay ku jirto qof haweeney ah. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii  Bishii 4aad  ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay Alshabaab, waxaana Ciidamada amniga oo hayay … Continue reading Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag iyo haween ka tirsanaa Al-Shabaab